Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maaji29 on May 13, 2017, 03:05:32 PM
-
Dr marka hore mahad sanidiin sida aad dadka ucaawisaan
Idhaha ilaa qeybta hore ee maskaxda wey I xanuuntaa marka aan seexdo waana kafiicmaada hadan sootoso Mar marka qaar waan dareema badanaa waxaan dareema shanta sac ilaa todobada sc duhurkii marka maxay thay in sha alah jwb
-
Madax xanuunka laga dareemo dhafoorka, indho xanuune la socdo waxaa loo yaqaanaa "Tension headache", waxaa badanaa la isku arkaa markaad aad u mashquulsan tahay ama jawwigu kulul yahay ama gaajo ku qabato, fadlan faahfaahin dheeraad ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0)