Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Liirasta on May 17, 2017, 07:10:12 PM
-
Asc bahda cafimaadka somalidoc
Dr waxaan isku arkey nabro oo wato cuncun aad ubadan markan taabto qooraha aadbey ii cuncunaan Dr maxaa keena
-
Nabraha ka soo baxo qooraha waa kala duwan yihiin, kuwa wato cuncunka waxay u badan yihiin inuu keenay caabuqa fangaska laakiin aragti ayaa lagu kala gartaa, fadlan la xiriir dhakhtar si loo fiiriyo, talane lagaaga siiyo.