Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: AbuMuhammad on May 18, 2017, 12:25:34 AM

Title: Su'aal: Maxaa sababa in qofka codkiisa yaraado?
Post by: AbuMuhammad on May 18, 2017, 12:25:34 AM
Asc wr wb. Waan idin salaaamay marka hore Somalidoc aad ayaan ugu farax sanahay howsha aad wadaan e bulshada uheysaan waaana ku mahadsan tihiin dhamaantiin.
Waxaan qabaaa su'aaal ah : Maxaa sababa in qofka codkiisa yaraado? tusaale marka qof uusan ku jeedin amaba taleeefanka iskala hadleysaaan waxa u umaleyna ilma yar Mararka qaaarna dumar.
Ma jiraa xal Arintan ku aaadan o daaaawo ah??
Waaa mahadsan tihiin.
Title: Re: Su'aal: Maxaa sababa in qofka codkiisa yaraado?
Post by: SomaliDoc on November 24, 2017, 07:54:20 PM
Horay ayaan uga jawaabnay su'aal tan la mid ah ee faahfaahinteeda ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7602.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7602.0)