Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yarkaceerigaabo1 on May 29, 2017, 11:33:48 AM
-
Asc Dr suaashaydu waxaytahay
Waxa in isku arkay baridhowayd cilad aanan hore ulahaanjirin futada gidaarkeda labada badhyood udhaxaysa e girgiradeeda debeda ayaa I dildilaacaya kadib dhiig ka imanayaa markaan saxaroonayo taas oo igukeenta xanuun badan markaa marar ayay iiboskootaa kadib gadaal hadana usoonoqotaa hadda dhowaanahan waxad moodaa in xanuunkii xaga sare e futada meesha xaarku soomaro usiigudbayo markaa waxan isagaba shakiyey bawaasiir, muxuuyahay waxaas Dr ,markaan saxaroodo dhiig casaan saafi ah ayaa IGA imanaya oo weliba xadibadan ah
Waadmahadsantahay
-
Cilladaan waxaa loo yaqaanaa "Futo dillaac", afka qalaadne lagu dhaho "Anal fissure" waa cillad lagu qaldo baabasiir, halka hoose ka daawo video aan kaga hadalnay labada cilladood iyo farqiga u dhaxeeyo:
https://www.youtube.com/watch?v=sb7sfmbJo-0 (https://www.youtube.com/watch?v=sb7sfmbJo-0)