Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aymn on June 07, 2017, 03:20:19 PM

Title: Su'aal: Geedka ayaa ii kici waayay?
Post by: Aymn on June 07, 2017, 03:20:19 PM
Asc wll waan kuslamay dr aniga waxaan ahay wil yar da.ddayduna 22 sano guur ayaan hamiyay waan mnsha allh wana  dhamaysatay gurki oo waan aqal galay marka dr waxaan isku arkay inan marmar waxbaba dareemi wayo micnaha bahalku kiciwayo ama uu iska daago dr mxn sameeyaa
Title: Re: Su'aal: Geedka ayaa ii kici waayay?
Post by: SomaliDoc on January 24, 2018, 08:14:33 PM
Waxyaabo badan ayaa keeni kara inuu geedka kuu kici waayo ama dareenka uu kugu yaraado, fadlan qoraalkaan ka akhriso waxyaabaha keeno iyo waxa ay ku kala duwan yihiin: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0)