Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on June 09, 2017, 03:34:44 PM

Title: Su'aal: Xab sidii kuul isugu xariirsan?
Post by: Ashom on June 09, 2017, 03:34:44 PM
Sambabada ayaa xirmo cod aad moodo sidii bisada(yaanyuur)ta oo shucaac cml u yeeraa ayaa laga maqlaa waana hindisaa sidoo kale waan qunfacaa  markii aan qunfaco ama hindiso naqaska kistoo waa iga fuqaa..

Xasaasiyad waa qabaa sanboor iyo neefna waalid keey ayaa qabo ana waa isaga shakiyay


Lkn su'aashu waxeey tahay
Markaa qunfaco ama hadiii qof iga qosliso sambabada I xirmaan waxaa Soo qunfacaa

Xab sidii kuusha u sameeysan ..ukumo moodo  burtuq burtuq ah oo qoyaan badan laheen

Xabkaas tixan ma borkeeta leh mase neef mase samboor

Thank you
Title: Re: Su'aal: Xab sidii kuul isugu xariirsan?
Post by: CilmiSabca on September 05, 2017, 08:39:55 PM
Halkaan ka akhriso jawaabaha:
http://bitly.com/2xMBRmu (http://bitly.com/2xMBRmu)
Sidoo kale halkaan ka akhriso jawaab kale:
http://bitly.com/2xMPJgM (http://bitly.com/2xMPJgM)