Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maaji29 on June 15, 2017, 04:39:23 AM

Title: Su'aal: Non reactive maxaa loola jeedaa?
Post by: Maaji29 on June 15, 2017, 04:39:23 AM
Dr asc

Maxaa loolajeydaa markaad Dr aad utagto waxa laguugusooqoraaa

Non-reactive

Reactive

Weak reactive

Insha allha jwb

Waraaqada jwbta waatan bal fiiri  inshaa allha
Title: Re: Su'aal: Non reactive maxaa loola jeedaa?
Post by: SomaliDoc on March 04, 2018, 08:45:12 PM
Reactive waxaa laga wadaa "Positive"
Non-reactive waxaa laga wadaa "Negative"
Weak reactive waxaa la ga wadaa "Week positive" oo ah macnaheedu in Negative iyo Positive jawaabtu u dhaxayso una baahan tahay in lagu celiyo mar labaad ama baaritaan kale la isticmaalo.

Badanaa baaritaanada nuucaan ah waxaa loo isticmaalaa xanuunada ka dhasha markuu difaaca jirka uu weeraro qeybo jirka ka mid ah. sida xanuunka loo yaqaano "SLE" oo kale.