Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Adamu on July 02, 2017, 08:02:24 PM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay Biyo bax habeenkii ah?
Post by: Adamu on July 02, 2017, 08:02:24 PM
Asc

Dhaktar waxaan isku arkay Biyo bax habeenkii ah inaga hurda mana dareemo
Sidoo kale mar mar anoo saxaroonaya ayaa shahwadu iga timaada
arintaas ma caafimaad daraa mise waa wax kale oo iska caadi ah.
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay Biyo bax habeenkii ah?
Post by: SomaliDoc on April 27, 2018, 08:03:05 PM
Waxaa laga yaabaa inay ku hayso cillad loo yaqaano "Congestive Prostatitis" waa barar ku yimado qanjirka kaasoo keenayso markuu qofka jiiranayo saxarada inay shahwo timaado, sidoo kale in biyo-baxa habeenkiina uu bato, waxaa badanaa lagu arko dadka guurka ka daaho ama dareenkoodu si sahlan ku kaco.

Faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html)