Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sharky Elmi on July 17, 2017, 02:13:42 AM
-
Ku sucto somalidoc
Asc : magacyga waa Sharky Elmi
( Su”aal ) habeenkii Marka aan jiifanaayo xibimta taranka ayaa i kacdo , iyo subaxdii Marka aan ka soo tooso waaxaan isku arkaa xubinta oo i kacsan ? ( Guska )
Salaan ka sucto dhibanaha
-
Waa dabiici in xilliyada qaar ay xubintu kacdo, taasi tilmaan uma ahan cillad ama xanuun, waxayna badanaa ragga isku arkaan subaxdii markay soo toosaan khaasatan xilliga jawwigu qabaw yahay.