Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khansa Abdirahman on July 16, 2017, 07:47:46 PM
-
Asc wan salaamaya dhaman bahda cafimadka inta kadib waxan waydinya Dr ka waxan isku arkay baryahan danbe caga olol aad u fara badan ama cagta oo xaga hoose xog i gubato siba wakhtiga habenki bacdal maqrib gaas na wan qaba marka drka waxan leyahay maxa sababi kara
Mahadsanidin
-
Caga ololka wax badan ayaa keeni kara, horay ayaan ugu faahfaahinay qoraal gooni ah ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0)