Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaxeeye on July 29, 2017, 09:08:32 PM
-
Asc somdoc waxaan isku arkay marki aan cuno kaniiniyada qaar sida declovin iyo amprovin indhaha ayaa i barara sidi qof shini cuntay cml.
-
Waxaa laga yaabaa inaad Allergy ku qabtid daawooyinkaas ee iska ilaali, meelne ku qoro si aan laguu siin mar kale.