Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibrahim Abikar on August 01, 2017, 06:37:44 AM
-
Doctor (pelvic girdles) ayaa muda 10 sano kudaw ixanuneyso mana xasusto nabar igudaci. Waa ligagubi balsi ila xata xanun lafta ax ayaan tarema.maxaa keni karo maxana sameya?
-
Waxaa laga yaabaa lafdhbarta qeybta hoose inay cillad ka jirto, waa inaad dhakhtar u tagtaa si sawir lagaaga saaro. xanuunkane qaabka aad u dareemaysid wuxuu u eg yahay neerfo ahaan.