Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dagane on August 01, 2017, 09:19:19 PM

Title: Su'aal: Neefta oo i dhibto?
Post by: Dagane on August 01, 2017, 09:19:19 PM
Asc waxan halkaan oga mahadcelinayaa ALLAH mida kale waxa kaloo mahad leh dadkii barnamijkan kaalin libaax kaqatay
Suaashayda: waxay tahay waxaan 1 sano la dhobaatonayay xanuun iga qabanayay xaga feeraha kasoo aha inay neef qaadashada i dhibto sida hindhisada, qalaaqada iyo neef qaadashadabo marka dhaqtarna waan la xariiray ilaa iyo hadana wax is badel ah malahan xitaa qufaca wuu i dhibaa waad mahadsantihiin walalayaal
Title: Re: Su'aal: Neefta oo i dhibto?
Post by: SomaliDoc on May 27, 2018, 12:52:08 PM
Feero xanuunka u daran hindhisada, halaaqayada iyo qufaca waxaa loo yaqaanaa "Pleuretic chest pain", waxaana keeno dhowr waxyaabood, halkaan ka akhriso qoraal aan horay uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5710.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5710.0)