Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Salmaan Sd on August 02, 2017, 01:21:04 AM
-
Asc Dr Wan Ku Salamay Waxaan Jira 16 Sano Dherarkaygu Waa 1.80cm Mizan Kayguna Waa 79Kg Markaa Wax Dhib Ah Ma Igu Kenaya Culayzka Inta le'eg Hadiize Uu Igu Keenayo Qaabkeen U Dhimi Kara mahadsanid
-
Dhirirkaaga iyo miisaankaaga markii la isku fiiriyo waa Ok, sababtoo ah haddii cufnaanta jirkaaga "BMI" la xisaabiyo waa 24.4, waana dabiici.