Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: MARYAMO on August 02, 2017, 07:59:00 PM

Title: Su'aal: Dhiiga caadada oo maalmo socdo?
Post by: MARYAMO on August 02, 2017, 07:59:00 PM
Asc Dr waxan ahy gabar 20 sano jir ah oo weli aan guursan marka dhiiga caadada marka ay i timaado waxay iga soconeysa 2 Maalin kaliya Marka ma cudar baa mise waa caadi sanadihii hore 5.4 maalinayey iga socon jirtey dr iga so jawaab
Title: Re: Su'aal: Dhiiga caadada oo maalmo socdo?
Post by: SomaliDoc on May 29, 2018, 03:33:32 PM
Taasi waa Normal, sababtoo ah caadadu waxay u dhaxaysaa 2 illaa 7 maalmood, wixii intaa ka bato ama ka yaraado cillad ayaa jirta.