Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shanfool1 on August 03, 2017, 10:20:14 AM

Title: Su'aal: Bahalo ayaa caloosha iigaga jiro?
Post by: Shanfool1 on August 03, 2017, 10:20:14 AM
 Asc
Waxan ka bacanayaa
Bahalo ayaa caloosha igaga jira marmarka qaar dabaday usoo baxaan waanay igu soo noqnoqdaan marna way iga tagaan mudo 15,7,10 cisho mararka qaar sanad bay iga maqnaadaan mararna way isku dhawyihiin  dhakhaatiir waan utagay kuguma haynay igu yidhaaheen waanay iga soo baxayaan amaraacayanba soo raacayanba
Inta badanna wax xunuuna madareemo
Lkn mudooyinkii ugu danbeeyay waxan dareemaya calool lajiir aan badnayn lalabo subixiiya
Hada waxan is ticmaala biyo kulul illaa mudo isbuuca ayaan wadaa  wanan fiicanahay oo way istaageen wixii iga soobaxayay ama raacayay
 soo raacayay

Maxaan samaynkara
Mahadsanid Somali doc
Title: Re: Su'aal: Bahalo ayaa caloosha iigaga jiro?
Post by: SomaliDoc on June 03, 2018, 07:11:30 PM
Calool majiir iyo subaxii oo aad lalabo dareentid waxay tilmaan u tahay caabuq caloosha ah, waa inaad saxarada iska baartaa si loo ogaado jeermiska ku hayo, sababtoo ah biyaha kuleel maahan daawo oo majiirka ayay kaa yarayn karaan kaliya.