Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jamacg on August 05, 2017, 12:52:04 PM
-
Asc bahda somalidoc mudo sadax bilood ku dhow waxa said ii cun cunayo guska iyo xiniyaha iyo bowdaha inta u dhow xiniyaha said ayan isku xoqa ila u guska i bararo bowdaha iyo xiniyahana ay finan iga soo baxan guska waxa igu daran mesha gudninka ila adka hore marka muxu noqon kara waxas. Jazakumulahu qer
-
Isnadaamid wuu noqon karaa, xanuun maqaar oo jeermiska fangaska uu keenane wuu noqon karaa, xasaasiyad intaas ku egne way noqon kartaa, waxaana lagu kala fahmaa aragti ee fadlan dhakhtar u tag si laguu wiisiteeyo.