Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mursal Yare on August 11, 2017, 01:49:47 AM

Title: Su'aal: Lugaha ayaa i kabaabyooda?
Post by: Mursal Yare on August 11, 2017, 01:49:47 AM
Suulasha lugaha ayaa ikawaabiyooda waqti dheer qeebta hoose si joogta ah xitaa maka dareemayo wixi muda Dr arintaas maxee thy noo faahfaahi dr
Title: Re: Su'aal: Lugaha ayaa i kabaabyooda?
Post by: SomaliDoc on June 09, 2018, 07:40:37 PM
Kabaabyada waxyaabo badan ayaa keena ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1747.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1747.0)