Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alhamdulilah on August 13, 2017, 02:37:55 AM

Title: Su'aal: Xubinteyda way jilicsan tahay?
Post by: Alhamdulilah on August 13, 2017, 02:37:55 AM
Asc wl marka kovaad aad ayaan kugu mahad celinayaa sidakhayrka qabteed umada ugu adeegayso ilahayna hakaa ajir siiyo wl doctor waxaan rabaa inaad talo iga siiso cudur aan isku arkay saan iskaga dawayn lahaa wl cudurkaasi wuxuuyahay xubinkayga taranka oo iga jilcay waxanan rabaa inaad ilataliso wali maguursan waxanan rabaa inaad iisheegto saan u adkayn lahaa  mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Xubinteyda way jilicsan tahay?
Post by: Mr Mahamed on September 01, 2017, 12:06:26 AM
Hadan talo iyo fikrad ku darsado arintaada sxb marka hore isku day subaxdii in aad cabto black coffee waayo xubinta raga waxa taago mar walba waa dhiiga ku soo aruura
Ukuntana cun malaaygana sidoo kale lowska rumaan hadaad heleyso qarabaha sidoo kale raga aad ayuu ugu ficana yahay black jukulaato waxaadna cabtaa shaah sanjabiil ficanleh waqti walba sanjawishana dhiiga ayeey socodsisaa basbaaska asaga waa sidoo kale insha allah hadaad mudo wado arintaan wax badan ayaa iska kaa badali doono niyadana waxad gashataa in aad awood leydahay oo ragnimadada ku kolsonaato hada biyo cabeyso xataa rag nimadaad in ay kordhineyao niyeegso
Arinkale oo wan ku sheygayaa masaajka in aad sameyso hana badsan masaajka waayo marar qaar dhibaato ayuu kenikaraa
Masaajka waxaan ka wadaa in aad guska saliid seytuun anaa ku tusaayo ee ciwaankan facebuuga iila soo xariir insha allah ciwankaag isoo qor