Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saneeti on August 19, 2017, 05:08:43 PM

Title: Su'aal: Nabro waaweyn oo jirka ka soo baxo?
Post by: Saneeti on August 19, 2017, 05:08:43 PM
asc dr waa ku salamay salan ka dib dr waxaan rabaa in aad la tali yar i siiso waxyaaba keeeno nabraha jirka ka soo baxo oo waaweyn sudahdeeyda ayaa nabro ka soo baxeen caloosha korkeeda oo dhacaan waato qadho wey ku hayaan waxeeyna qabtaa sonkor markii aay iska baartayna kuma gacsano sonkorta marka maxaa keeno nabrahaas ka soo baxay jirkeeda waaye  mar ba meel cusub waa sida ka soo bax camal ah  ayey ka soo baxayaaan ma jirtaa daawo lugu daaweyn mid dabiici ah iyo mid kalaba dr wax aan kaa sugaa jawaba waadna ku mahadsan tahay sida wangsan oo aad bulashad somaliyeed aad ugu caawiso dhanka cafimad ajir iyo xasanad badan alle haaa kaa siiyeeee
Title: Re: Su'aal: Nabro waaweyn oo jirka ka soo baxo?
Post by: SomaliDoc on June 26, 2018, 11:22:40 AM
Waa caabuq maqaarka ah, waxaana keeno bakteeriyada nuuc ka mid ah, waxayne ka faa'idaysataa dadka macaanka qabo iyo dadka difaacoodu yar yahay, maamada waxay u baahan tahay qallajiyeyaasha loo qaato nabaraha nuucaan ah, kumana xirno in sokortu kacsan tahay iyo in kale...

Nabraha badanaa macaanku keeno waa kuwa lagu arko lugaha iyo cagaha hoose.