Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: MARYAMO on August 20, 2017, 09:26:23 AM

Title: Su'aal: Gabar aan guursan iyo qoyaan farjiga ah?
Post by: MARYAMO on August 20, 2017, 09:26:23 AM
ASC  dr waxan ahay gabar jirto 20 sano oo wali aan guursan single ah marka Waxan isku arkaa mar walbo farjiga hoose qoyaan oo sida diifka cml ah oo jaljaale cadaan ciga ah maxa wye cudarkas mar walbo aad aya u wal walaa ma dhibato bay i keeni kartaa mustaqbalka dambe dad waligey uma shegin waka xishodaa Hospital ma dagin ee iisheeg waxay tahy Dr adigo mahad san thnks
Title: Re: Su'aal: Gabar aan guursan iyo qoyaan farjiga ah?
Post by: CilmiSabca on August 23, 2017, 07:06:57 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan su'aashaada.  Akhriso linkigaan iyo kuwa ku dhex jira,  si aad u hubisid xaaladdaada:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0)