Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samiirmhb on August 24, 2017, 11:27:14 AM
-
Hooyaday ayaa madaxa iyo Afka
Iyo dhabanka waxa kasoo baxay
Nabaro waliba ka madaxa ha waynaado
Dhakhtaro badan waa loogeeyay
Ka maqaarka ka xabada
Intuba waxba kamay qaban
Talo ayaan rabaa
-
Walaal nabraha ka soo baxo jirka waa kaal duwan yihiin, aragti ayaana lagu kala gartaa ee fadlan dhakhtar maqaar la xiriir, ama sawirrada nabraha noogu soo dir qeybta farriimaha ee Facebook page-ka: https://www.facebook.com/HealthySomalia/ (https://www.facebook.com/HealthySomalia/)