Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gobdoon on August 28, 2017, 11:50:08 PM
-
Ascw Dhakhtarka iyo cidii kale ee la shaqaysa, iyo guud ahaan asxaabta kale ee SomDoc ku tqxan.
Su,aasha aan qabaa waxa ay tahay nooca dhiigayga waa B RhD Pos. Markan Somaliya joogay maan arkin ruux aanu isku dhiig nahay. Marar badan waan caawin kari waayay dad dhiig loo shubayay.
Sidoo kale waqti hore oo aan qaadka cuni jiray kama gami jirin xitaa hadaan goor hore ka kaco, waxaa la mida hadaan Cafe cabo ma seexdo
Dhakhtar waxaan kaa codsanayaa inaad ii ifriimiso xaaladaha dhiigayga ku xeeran iyo weliba Somalida Inuu ku yaryahay iyo in kale + talo fudud.
ALLAAH baa mahad dhamaanteed leh.
-
Dhiiga B+ kuma yaro bulshada, laakiin waxaa ka badan kaliya dhiiga O+ iyo A+.
Midda labaad qaadka wuxuu keenaa dhafar iyo hurdo la'aan, sababtane ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1085.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1085.0)