Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Indhataag Ali on August 29, 2017, 11:05:10 PM
-
Sida ugu wanaagsan ee isbeermaha(Sperm) raga lo kordhin karo marka u hoos u dhac ku yimaado?
F.G Dr horey waxan u tijaabiyey taladaadi ahayd in gaaska si dabiici lagu dawayn karo, runtii aad waxa ii anfacay Zanjabiika iyo kaarootka o an isku shiito. Alla haydinka abaal mariyo hawsha ad umada u haysan. Amin.
-
Su'aashaan dhowr jeer ayaan horay uga jawaabnay, halkaan ka akhriso mid ka mid ah jawaabahaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5945.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5945.0)