Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibnuucumar on September 08, 2017, 03:49:01 PM
-
Somaalidoc aadaan idinku mahad celinayaa
Cilmiga aad bulshada u faaideysaan iyo wacyi galintiina waxaan jeclahay inaan idin waydiiyo waa maxay cudurka juudaanka? Maxaa sababa? Ma runbaa dadka cudurkaa qabo inay caruurta cunaan?
-
Halkaan ka akhriso jawaabta cudurka Juudaanka:-
http://bit.ly/2xitD8Y (http://bit.ly/2xitD8Y)