Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fatma Funny on September 12, 2017, 06:14:14 PM
-
Waxaan ahay xaas 9bilood ayaan daganahy wax uur ah malihi mar ayan dr aaday wuxuuna igu yiri infaction ayaa ku haayo daawo ayuu isiiyay caadada waan ku xanuusada xiliga igu dhacdo ilaa aan karjabin badan cuno kaarka ma iga ba"o midakle aya ah
Inaan mar qaliin galay ovarian torshan aya la iga qalay buro biyood
Waxaa la i guursaday aniga oo 6 bilood qalan dr kii iqalay ayaa igula taliyay inaan guursado
Aniga shaki ayaa igalay ah ugxantayda daciif ah
Ciladaha aan isku arkay waxaa kamida
1 galmada ku xanuusado
2 lalabo madax xanuun marmar ah
3nerfos ama xanaaq inkasto markaas problem xafada ihaystay
Lkn iminka waxaan isku arka matag aya iqabanaayo lalabo gaajo aniga iminka cunto cunay ayan inyar kadib cunto u baahanaya
4 daal farabadan jirka dhan aya ixanuunaya sidii qof hurdo u baahan okale
Dulqaadka oo igu yar
Murqaha i xanuunaya inyar hadan fariisto dhulka waan kaboob yoon mararka qaarna in koronto igu dhagtay okale hadii aan maro taabto ama meel albab ah in maaso iqabsanayso okale
Coloosha oo isoo waynaatay ayan arkay iminka waxaa mooda inaan uur leeyahay waana iska baaray oo milihi wax uur ah
Meesha la iga qalay gudaha ayay iga xanuunta xiliga caadada
Waxaan qalanahay 1 sanad iyo 3 bil iminka dr mar ayan computer isisaaray wuxuu igu yiri makaankaga ayaa dhaw waxba fahfahin ah ima siin daawo infaction ayuu isiiyay sabooto
Marka iga jaahil bixiya arinkaan drka inan la sheekaysto waan jeclaanlahaa somalidec
-
Qaabka laguu haayo iyo buro-biyoodka lagaa qalay markii warbixintooda la isku daro waxay u badan tahay inuu ku hayo xanuun loo yaqaano "Polycystic Ovary Syndrome" ama "Ugxansidaha Fiixda leh". faahfaahinta xanuunkaan iyo astaamaha lagu garto ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3126.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3126.0)