Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed tilmaame on September 25, 2017, 11:12:12 AM
-
Aabahay oo mudo dheer xiiq leh ayaa waxa uu ku shaqeeyaa oo qaataa kiniino hadii ay hal maalin ka go'aan ama aanu cunina waxa ku kacaysa xiiqda .
Maxaa dhibaato ah ee kiniinkaa joogtada ahi keeni karaa ?
Maxaa kale ee lagu daawayn karaa
-
Waxaan halkaan kuugu soo koobayaa, macluumaad ku saabsan su'aashaada.
Waxaad ogaan doontaa saameynta uu mid walbaa leeyahay.
Mid mid u Guji linkiyadaan:-
Xiiq ama Neef Asthma (http://bit.ly/2xMBRmu)
Sidoo kalena halkaan ka akhriso:-
Xiiq Dheer ama Whooping Cough (http://bit.ly/2wPfkc8)
Waxaa kale oo aad wax ka ogaataa:-
Oof Wareen Pnoumia (http://bit.ly/2wPxxGD)
Waxaa kale oo aad wax ka barataa:-
Boronkiitada Bronchitis (http://bit.ly/2xMPJgM)
#
Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan (http://bit.ly/2fhsR0N)
FIIRO GAAR AH:
Fadlan u qor su'aashaada qaab la fahmi karo.
Mahadsanid.