Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on September 29, 2017, 11:04:44 AM

Title: Su'aal: Dabadaa i cuncuneysa?
Post by: Kamaal on September 29, 2017, 11:04:44 AM
Wad mahadsantihiin somali docters sida dadka u caawinaysaan

Diktoore waxan isku arkay asbuucan dabo cuncun oo futada afkeeda ah babasiir maqabo hadusan hada igu soo socon marka maxaad isleedahay?
Title: Re: Su'aal: Dabadaa i cuncuneysa?
Post by: CilmiSabca on September 30, 2017, 09:21:04 PM
Cuncunka laga dareemo dabada waxaa keena waxyaabo badan, waxyaabahaas oo kala duwan, qaarkood la isku qaldo, waxaad ka akhrisataa linkiyadaan:-

Xanuunka
Fiiskolo (http://bit.ly/2fA8NXP)

Halkaan ka akhriso
Baabasiir (Haemorrhoids) (http://bit.ly/2vXpwP7)

Halkaan ka akhriso
Finka Dabada (http://bit.ly/2fzp8Mi)

Haddii aad su'aalo dheeraad ah qabtid ku soo gudbi New Topic
Qeybta Su'aalaha (http://bit.ly/2fhsR0N)