Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxya62 on October 05, 2017, 06:42:20 AM

Title: Su'aal: Markaan galmo la sameeyo xaaskeyga?
Post by: Muxya62 on October 05, 2017, 06:42:20 AM
asc wr wb wllaha qaaliga ah ee aalaba bulshada u faa,ideeyo aad baad umahadsanthn
illaah ha idin barakeeyo waayo waxaad bulshada talo iyo waano aad  kusiinaysan waa  si ka,go'naasho leh. masha Allah dadaalkiina sii wada oo balaariya allaha idin garab kala.
hadii aan su,aasheyda usoo daadaga waxaan isku arkay xanuun iiga yimaaday xaga xidada xubinteyda taranka ah (guska)  yacni markaan galmo lasameeyo xaaskeyga oo ay biyaha koobad iga yimaadan, kacsiga labaad xidadada xubinka taranka ayaa ixanuunta. markalabaad kacsi wuu jiraa laakin  xidada ayaa SAA,id iixanuuna xitaa biyaha iga imaanaya aad bey uyaryihiin. xanuunkani wuxuu igu noqday mid marwalba igu soo noqnoqda mudo 6 sana ilaa iminka sidaan ayaan ahay. tankale ciyarta 3aad Markan sameynayo aad baan ukacsanaya haddana biya maba laha oo igama imaanayan xanuunka xidadada guskana wuu SAA idaa.
marka wllaha cilmiga lasaaxibka ah ee aalaba inagu qanacsiiyo jawaabaha macquulka iyo talooyinka lama dhaafanka ah, maxay noqon kartaa arintani? maxaa sababi kara? maxaa talo oo aan qaadan karaa?
cfmdku xishood malaha

      "NIN XISHOODA IYO NIN IS KIBRIYA MIDNA WAX MABARTO"

AAD BAAD UMAHADSANTIHIIN
Title: Re: Su'aal: Markaan galmo la sameeyo xaaskeyga?
Post by: Muxya62 on October 10, 2017, 02:44:23 PM
fatlan adingo mahadsan suaasha aan kor kusoo xusay iiga soo jawaaba
wllaha cilmiga usaaxibka ah
Title: Re: Su'aal: Markaan galmo la sameeyo xaaskeyga?
Post by: CilmiSabca on October 10, 2017, 08:22:39 PM
Fadlan halkaan ka akhriso jawaabta:-

Hawl Gabka Kacsiga (http://bit.ly/2fcNmeZ)

Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan (http://bit.ly/2fhsR0N)