Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hamse Osman on October 10, 2017, 10:44:16 AM
-
waan idin salaamay drs salaan.ka dib waxaan doonayaaa in aan suaal idin insha alah.8 sanno ka hore ayaan xanuun yar igaga bilaabmay jinaadka ama garabka dabadiisa kadib xanuunkii wuxuu culays saaray xidida iyo nerveska .kabuubyo iyo madax xanuun ayuu igu samaayeey siiba adinka iyo gacanta .iminka jinaadka kale ayuu u talaabay isoo labadii dhinacba haysta .ma fadhiisan karo bilaa kursi kabuubyo awgeed .dhakaartiirtu waxay igu dhehaan waa muruq xataa scan waan galay .markaa dhakhaatiirta wixii tallo ah i siiya insha alah
-
Fadlan linkigaan ka akhriso Murqo xanuunka, linkiyo kale ayaa linkigaan ku sii dhex jira, guji link walba ilaa aad ka heleysid jawaabtaada:-
http://bit.ly/2y6WsFl (http://bit.ly/2y6WsFl)