Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Boqorka on October 10, 2017, 12:27:22 PM

Title: Su'aal: Ilko dhiigga maxaa keeno?
Post by: Boqorka on October 10, 2017, 12:27:22 PM
Asc  Dictor
waxaan rabaa inaad iga jaahil saarto waxaan isku arkay ilko dhiig markaan cadayanayo  ilaa in mudo ah
mahadsanid
Title: Re: ilko dhiiga
Post by: CilmiSabca on October 10, 2017, 08:31:44 PM
Halkaan ka akhriso jawaabtaada:-
http://bit.ly/2x9ZRCf (http://bit.ly/2x9ZRCf)