Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed tilmaame on October 10, 2017, 03:00:54 PM

Title: Su'aal: Hurdo badan ayaan isku arkaa duhurkii?
Post by: Ahmed tilmaame on October 10, 2017, 03:00:54 PM
Salaan kadib idinka oo mahadsan Su'aashan iiga jawaaba waxa ayna tahay
1-waxa aan ahay Macalin labada galinba wax dhiga iyo waliba habeenkii hadaba marka ay duhurka tahay ee xiisada duhurkii bilaabo ayaa waxa aan isku arkaa hurdo badan oo aan kolba yara baxo fadlan maxaa sababaya maxaase dawo ah maxaa isticmaali karaa
Mahadsanidiin
Title: Re: Hurdada badan
Post by: CilmiSabca on October 10, 2017, 07:25:17 PM
Jawaabahaan waxay ku saabsan yihiin su'aashaada..
Fadlan mid mid u guji linkiyada hoos ku qoran.
Halkaan ka akhriso:-

Hurdo Culus (http://bit.ly/2gs6PcQ)

Halkaan sidoo kale ka akhriso:-
Hurdo La'aanta (http://bit.ly/2gtdp2K)

Halkaanna waxaad ka akhrisataa:-

Hurdada Maalinta (http://bit.ly/2gtw8vb)

Halkaan ka ogoow:-
Dhibaatada Dhafarka (http://bit.ly/2gtabMu)


Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan (http://bit.ly/2fhsR0N)