Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aweismoha83 on October 20, 2017, 01:32:55 AM

Title: Su'aal: Xanuunka dhabarka iyo didbirka?
Post by: Aweismoha83 on October 20, 2017, 01:32:55 AM
Asc Dr waxaa ku weydiinaa sideee loo daweynaa xanuunka oo inta badan lagu qaldo Gastiriga dhabar xanuun dhinac xanuun iyo dibir caariyo kugu dhex wareegato dr ila tali xanuun sida u ciribtir lahaaa dr jwbtada muhiiim ayaaa u ahay dr
Title: Re: Su'aal: Xanuunka dhabarka iyo didbirka?
Post by: SomaliDoc on November 18, 2018, 11:49:18 AM
Inkastoo aadan sheegin xanuunka gaaska lagu qaldo, laakiin xanuunka "ameebaha" ayaa ugu dhaw astaamaha gaaska, bulshaduna ku badan yahay ee faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8331.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8331.0)