Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed tilmaame on October 21, 2017, 12:45:18 PM
-
Aad baad ugu mahadsantihiin sida fiican ee Su'aabaha nooga soo jawaabtaan Su'aashayda ayaa waxa ay tahay maxaa daawo u ah hadii qofka dareenka galmadu ka yaraado oo aanu danaynba ama dhowr jeer awoodi waayo maxaa xalla
-
Kacsi la'aanta iyo hammi yarida waxyaabo badan ayaa keeni kara ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0)
Sidoo kale dumarkane asbaab kale ayaa u keeni karto in hamigoodu yaraado, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3818.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3818.0)