Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abu-ayub on October 25, 2017, 09:25:36 PM

Title: Su'aal: Qalabka Wi-Fi Saameyn Caafimaad Ma Leeyahay
Post by: Abu-ayub on October 25, 2017, 09:25:36 PM
Asc
Waad kunahadsan tagay Shaqada wanagsan ee aad umadaada uhayso Allahaa kaa abaal mariyo
Su'aasha aan qabo waa: qalabkan aynu u isticmaalno internetka ee Wi-Fi wax dhibaato caafimaad  ah ma ukeeni karaa jirka bini aadanka?
Title: Re: Su'aal: Qalabka Wi-Fi Saameyn Caafimaad Ma Leeyahay
Post by: SomaliDoc on November 20, 2018, 08:24:01 PM
Dhambaalada internetka ee WiFi aad ayay uga hooseeyeen kuwa mobeelada, sidaa darteed lama filayo inuu wax dhibaato ah caafimaadka ku reebayo laakiin waxaa lagu taliyaa in caruurta yaryar laga fogeeyo oo aan la ag seexin.