Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xabiib141 on November 03, 2017, 09:11:31 PM

Title: Su'aal: Xaniinta mar mar i xanuunta?
Post by: Xabiib141 on November 03, 2017, 09:11:31 PM
Asc waa mahadsantihiin dhaman dr waxaan rabaa in lee sheego sababaha keeno xaniinta oo mar mar xanuun keenta xanuunkaana sii faafa kor iyo hoosba xataa seedaha lugaha maxaa keeno iyo marna ee wenaato marna shuuqda jwb
Title: Re: Su'aal: Xaniinta mar mar i xanuunta?
Post by: SomaliDoc on November 21, 2018, 08:31:18 PM
Xiniinyo xanuunka cillado badan ayaa keena, waxaase ugu caansan caabuqa galo xiniinyaha ee faahfaahintiisa ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0)