Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xalane123 on December 05, 2017, 02:08:01 PM

Title: Su'aal: Malabka ma marin karaa xubinta taranka?
Post by: Xalane123 on December 05, 2017, 02:08:01 PM
asc aadbaan idinkaga mahad celinayaa shaqada aad uheesaan umada soomaaliyeed waxaan rabay inaa idin weediiyo waxaan soo aqristay faa iidada malabka oo leeyahay lkn waxaan doonayaa inaan xubinta taranka raga mariyo sidee u aragtaa dr
Title: Re: Su'aal: Malabka ma marin karaa xubinta taranka?
Post by: SomaliDoc on November 30, 2018, 08:04:13 PM
Waad isticmaali kartaa, laakiin malabka ma weyneeyo mana dheereeyo xubinta taranka, waana fikrad khaldan oo dadka qaar aaminsan yihiin, ka akhriso link-gaan waxa caafimaadka uu ka qabo waxyaabaha loo adeegsado in xubinta lagu dheereeyo ama lagu adkeeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5846.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5846.0)