Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Princejeyte on December 05, 2017, 02:45:26 PM

Title: Su'aal: Taranka qof HIV AIDS qabo?
Post by: Princejeyte on December 05, 2017, 02:45:26 PM
Waan ku salaamay Dhaqtarka ii jawaabi doonoow

 ma jiraa qaab ama hab uu u tarmi karo qofka qaba HIV AIDS, asigoo aan qaadsiin cudurka lamaanihiisa

Aan sharaxo su'aasha, tusaale qof haween ah ayaa qabta cududrka kor ku xusan, suura gal ma tahay in eey uur yeelato, ilmana dhasho iyadoo seygeedu ka badbaadayo in oow qaado cududrka

Jawaab ayaan kaa sugayaa, waana kuu mahadcelinayaa
Title: Re: Su'aal: Taranka qof HIV AIDS qabo?
Post by: SomaliDoc on December 01, 2018, 09:12:36 PM
Horay ayaan u soo qoray cashir ku saabsan arintaan ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7721.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7721.0)