Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dhankayr on December 17, 2017, 08:24:32 PM
-
Ascww
Salaan kadib waxaan idin ka codsanayaa inaad iiga soojawaabtaan Fariintan
waxaan mudo ka xanuunsanayaa Misig xanuunkaas oo ah mid aan taabasho lagu garan karin hadana markaan seexdo ama kursiga kufadhiyo aan dareemayo, wali dhakhtar maana utagin mudana way ixanuunaysaa ilaa 6bilood, marka maxaad igula talin lahaydeen ama aan ku daweeyaaa
-
Halkaan ka akhriso jawaab faahfaahsan oo ku saabsan su'aashaada.
Riix linkigaan:-
https://goo.gl/wyFVpJ