Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Siti Ali on December 27, 2017, 11:56:51 PM
-
Somali doctor's kher allaha idinsiyo waxaan kacabanayo cunugyar Ayaan hestaa oo 8bil jirta suulka ayey nuugta farurtii korana wey sodheratay waliba inta ey nugeyso ma oyneso mana bahaneyso sideen oga joojin karaa idinko mahadsan
-
Halkaan ka akhriso jawaabtaada, riix linkigaan:-
https://goo.gl/Cya91x (https://goo.gl/Cya91x)