Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Casho on January 27, 2018, 06:54:07 PM

Title: Su'aal: Raxanyada dhuunta maxaa u daawo ah?
Post by: Casho on January 27, 2018, 06:54:07 PM
Asc wr wb salan ka dib,  Dr  waxan raba ina ku weydiyay,  raxanyada dhuunta maxaa u dhaawo ah?   
 gaar ahaan waqtiga hergabka ku haayo?
 raxanyo ayaa iga bixi la'a kooftana waan ka daalay.
Title: Re: Su'aal: Raxanyada dhuunta maxaa u daawo ah?
Post by: SomaliDoc on December 11, 2018, 09:12:27 PM
Riiraxyada ama raxanyada waxyaabaha keeno ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4948.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4948.0)