Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qasiridbac on June 16, 2017, 05:20:06 PM
-
Asc dr xubinyeyda wey qalocantahy marka ay kacdo ama hoos ayey ujeeda toosna uma taagna marka wax dhib eh miyaa jira mahadsanif
-
Xanuun maahan in xubitaadu ay qalloocan tahay, ragga qaar ayaa sidaa Alle u abuuray, hoos ayay u qalloocsami kartaa ama dhinac ama kor kor waana arrin dabiici ah oo aan saameyn ku lahayn kacsiga iyo galmada ama uureynta intaba.