Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mihsin on March 28, 2018, 11:20:38 PM

Title: Su'aal: Sahwo yaraan ayaan dareemaa?
Post by: Mihsin on March 28, 2018, 11:20:38 PM
Waan ku salamay doctor marka hore salan ka dib waan cusbahay usbuuc aan ku jiraa wax badana waan aqristay ilahay hakaa abaal mariyo waxan leeyahy lix caruur ah oo labo naagood ii kala dhaleen mid beri hore waan kala tagnay mid baan qabaa hada waxan ka keenay somalia uk baan keenay iyadoo sedex caruur ii heysa waxba iguma soo kordhin labo jeer ayey uur ii qaaday wey soo dhicisay aniga waan siigeysan jiray inteyna ii imana si aan naagaha xanuun oga qaadin aqoona uma lahayn siigada markii ey xaaska ii timi xanuuno aan seegada ka soo aqristay waan isku arkay laakiin sigaar iyo jaadkii waan joojiyay dawooyina waan qaatay waan is baarnay aniga iyo xaaska waxba maqabtid aa lagu yiri iyada aniga waxaa la iyiri biyaha manida aa lagaa soo qaadaa waa lagu shubaa xaaskaaga.labo jeerna waa ii uureysatay galmadeyda ma xuma shahwo yaraan waan daremaa maxaa talo ah doc
Title: Re: Su'aal: Sahwo yaraan ayaan dareemaa?
Post by: SomaliDoc on December 19, 2018, 08:02:04 PM
Su'aashaan horay ayaan kaaga jawaabnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,8639.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,8639.0.html)
Fadlan hadda wixii ka dambeeyo laba jeer su'aal ha soo waydiinin si aysan jawaabta kaaga soo daahin