Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sagal143 on May 03, 2018, 11:14:34 AM
-
Maxaa keena cyst~g?
Maxaa lagu daweeyaa cyst~ga?
Malaga dawoobaa?
-
Sagal, cyst:
Waa nuucee ma ovarian cyst baa ma kidney-cyst baa ama floriod-cyst ? Ama wax kale?
Een halkan ka akhriso, burada minka.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5856.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5856.0.html)