Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fartun Yussuf on May 04, 2018, 01:28:11 PM

Title: Su'aal: Indhaha waxaan ka soo saaraa fiish?
Post by: Fartun Yussuf on May 04, 2018, 01:28:11 PM
Asc doc indhaha ayaa aad i cuncuna waxan darema iney wax iga jiraan markaan xoqo waxa kaso saraa fiish ama dhanxan dhaqtar ayan utagay waxow iso qoray dawo indhaha lagu shuba wan kuronaday lkm markan dawadi dhameyay indhihii weyso gaduteen bararen iyo xanun hada waxas dhan waka ronaday lkm cuncunka iyo fishki weykudanbeya maxan sameya doc
Title: Re: Su'aal: Indhaha waxaan ka soo saaraa fiish?
Post by: SomaliDoc on December 22, 2018, 09:56:21 PM
Faahfaahinta xanuunkaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1121.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1121.0)