Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdulcade on May 04, 2018, 10:11:20 PM
-
Asc Walal marka hora aad ba u mahadsantihiin Somalidoc. Walal waxaa la igu sameeyey baaritan shahwo taas oo ahayd qaabkan hoose, Marka waxaan idinka codsanayaa inaa ii sharaxdaan iina sheegtaan wixii cilad ah ee ku jira:
Valume:3.5ml (1.5 - 6.0)ml
color: Creamy white
Viscosity: Normal
Time of liquefaction: 20m
Sperm Count: 90million/ml (20 -120)million/ejac
Total sperm count/sample: 315million /ejac (>40million/ejac)
Abnormal forms: 30 (up to 30)%
Plus cells: 2-4/HPF
R.B.Cs : 0-2/HPF
Spermatogenic cells: 3-4 /HPF
Agglutination: Nil
Others: Nill
Motility:
after haft hr %after 1 hr %after 2:
Grade A: 30 20 10
Grade B: 5 5 5
Grade C: 5 5 5
Grade D: 60 70 80
Normal motility = 25% or more of grade A OR 50% or more grade A +B
-
Baaritaankaan waxaa ka muuqdo in shahwadu tiro ahaan ay fiican tahay, laakiin cillad xagga tayada inay jirto taasoo ah in xawaaraheeda uu liito oo sdiii la rabay aysan u gaari karin ugxanta, waaad u baahan tahay in daawooyin dhinacaas kaa caawinayo in lagaa siiyo, dhib wayn ma jiro waa wax la xallin karo insha'llah.