Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zakiir on May 05, 2018, 09:45:11 PM
-
Asc wan idin salamay dhaqaatiirta page-ka rabbi ajar iyo xasanaad an laso kobi karin ha idin siiyo.
Magaceyga wa zakiir waxan ahay arday.
dhibaata iheysata taaso ah markaan wax aqrinaya ama aan isku dayaba inan wax aqriya hurdoonaya sido kale niyad jabaya.
Wax walba kama niyad jaba mana ku hurdoodo dhibaatadan wa markan jaamacada casharadeda diyaarinaya bis.
Waxu dhibkan igu bilowday semister 3.
Casharada ima dhibaan wan fahansanahay.
Sido kale hadi an cashar aqriya 1 ama 5 mar wa isku key mid niyad jabka iyo hurdada.
Hadi an hurdo kaso tooso kadibna wax aqri isdhaha 30 daqiiqa kayar hurda igu qabaneyso madaxa dhana wuu Ibuuxsamaa.
Sido kale wax dhibaata kala ah maqabo dhibka wuxu iga heysta bis wax aqriska casharada jmcd
Maxa keni kara maxaana igula talineysaa Dr rabi ajar iyo xasanaad hakusiiye
-
Qofka oo hurdoodo markuu wax akhriska u fadhiisto horay ayaan ugu faahfahinnay casharkaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6568.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6568.0)