Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibrahim Abikar on May 06, 2018, 08:06:57 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena dirifka tag taga?
Post by: Ibrahim Abikar on May 06, 2018, 08:06:57 PM
Asc doctor, cayow ayaan dirfaa xatii aan totho, maxaa keno dirifka tagtaga ax maxatna igulutalin laxeet.thanks
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena dirifka tag taga?
Post by: SomaliDoc on December 23, 2018, 11:23:52 PM
si deg deg ah ayaan u dhirfaa "xanaaqaa" haddii aad ula jeedo su'aashaada ka akhriso sababta qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6563.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6563.0)