Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saalim1989 on May 07, 2018, 03:35:54 PM
-
Asc Dr salaan kadib ALLAAH kheyr aan dhamaaneyn haku siiyo waxaa rabaa inaan Ku weydiiyo waxaana jiraa 29 Ku dhawad laws sanno ayaan xaas leeyhy Wiil ayaa ii dhashay alx balse waxan isku arkay galmad kadib waa daalaa biyaha deg deg ayey iiga yimaadaan hal marna ka badan ma sameyn karo marka horena caadi ayaan lahaa balse tabar darida maxaa keena jazaakallaahu kheyr
-
In awoodaadu ay is dhinto waxyaabo badan ayaa keeni kara ee qoraalkaan ka akhriso cashar ku saabsan arintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0)