Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nasrudiin on May 09, 2018, 11:13:03 AM
-
Asc Dr su,aal aan rabaa inan ku weydiyo waxan isku arkay cilad wadnaha ah xaasna malihi waxan ahay wiil 21jir ah taasoo aan dareemo marka ay riyo biyo iiga yimaadaan ama waxan koocada lo yaqaan taas oo aad moodo in wadnaha laygaga dhegayo dhawr jeer hadana laysii deynayo markiba taasoo sii jiraysaa ilaa 24saac riyada ka dib marka Doctor iga jahli saar ma xanuun wadnaha ahbaa oo dhakhtar u baahan mise waa wax iska caadiya dhiigayguna ma yara HB=17m/dl
-
Ma markaas biyaha kaa yimaadeen ayaad soo kacdaa iyadoo wadnaha lagaaga dhagan yahay, mise subaxdii ayaad la soo toostaa cilladaan oo illaa 24 saac ayaad sii dareentaa? fadlan soo faahfaahin cabashadaada.